Somaliska

Gacmo furan ku soo dhawaada Rugta caafimaadka iyo caruurta ee Friskväderstorg

Turjubaan aqoon u leh caafimaadka aya xarunta kuu jooga.

Rugta caafimaadka dadweynaha iyo caruurta ee Friskväderstorg  waxay idin haysaa dhakhaatiir ku soo takhasusay cudurada guud. Waxaa kale oo ay idin haysaa tarjubaan aqoon u leh caafimaadka oo rugta jooga.

Waxa rugta cafimadka jooga tuurjoman aff somali malin walba 08:00-16:30

Maalmaha uu furun yahay Rugta caafimaadka iyo caruurta (Vårdcentral och BVC):

Maalmaha caadiga ah: 08:00-17:00
Sabtida iyo Axada (Fasaxyada): Waa uu xiran yahay
Gagaarka Deg dega ah?

Waxaan la shaqeynaa gargaarka deg dega ah ee Hisingen (Hisingen jourcentral) oo ku yaala xarunta dhexe caafimaadka ee Brämaregården oo ku yaala Virvelvindsgatan 8A

Waxey Furan yihiin:

Maalmaha shaqada:  saacada 17:00—22:00

Sabtida/Axada iyo maalmaha fasaxyda kale  saacada 10:00—16:00

Bukaan socotada lacagta uu bixinayo:

Markii aad tagtid gargaarka deg dega ee Hising qiimaha waa 100 koron

Laakiin hadii aad xarun gargar degdega kale tgto waxaad bixineysaa 300 koron

Nattjour: Gargaarka deg dega ah ee habeenkii iyo waqtiyada fasaxa waxaad tagi kartaa saacadahan 22:00-08:00 Isbitaaladaan:

 

Sahlgrenska sjukhuset Blå Stråket 5
Östra sjukhuset Smörslottsgatan 1
Mölndals sjukhus Göteborgsvägen 31